Axmed Madoobe oo booqday dekeda Boosaaso iyo xarumo kale (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo uu wehelinayay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani ayaa kormeeray qaybaha kala duwan ee Dekeda iyo Xarunta Wasaarada Dekedaha Puntland. Axmedn Madoobe ayaa u kuurgalay sida ay u socdaan howlaha dekeda Boosaaso, isagoo mid mid u booqday xafiisyada iyo qeybaha dekeda. Waxaa kale oo wafdigu ay booqdeen Xarunta … Continue reading Axmed Madoobe oo booqday dekeda Boosaaso iyo xarumo kale (Daawo Sawirro)